Waxaan dhamaanteen ubaahanahay helitaanka cunto nafaqo leh iyo siyaabo joogta ah oo loo maareeyo khayraadka dabiiciga ah. Buugan sawiradu wuxuu kugu marti-qaadayaa inaad la kulanto sida bulshooyinka kala duwan ay u shaqeynayaan si ay ufilaan baahidaas oo kale, oo ay taageerto barnaamijka deeq-bixinta caalamiga ah ee McKnight.