Waxaan dhamaanteen ubaahanahay helitaanka cunto nafaqo leh iyo siyaabo joogta ah oo loo maareeyo khayraadka dabiiciga ah.

Buugan sawirku wuxuu kugu marti-qaadayaa inaad ogaato sida beelaha kala duwan ay u shaqeynayaan si ay ufilaan baahiyahaas oo kale, oo ay taageerto machad McKnight Foundation.